Press

Somali » Shirkadaha » Warbaahinta » Press

Warsaxaafadeed: Cillad Ku timid internet-ka

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud waxa ay la socodsiinaysaa macaamiisheeda sharafta leh in Adeegga Internet-ka uu ku yimid cillad , iyadoo dabaylo xawaare sare ku socda oo ka kacay gudaha Badweynta Hindiya ay sababeen in hirar xoogan ay jaraan xarigga Internet-ka ee badda hoos-yaalla.
Read More
1