Maalgashatada

Somali » Shirkadaha » Maalgashatada

Isgaarsiinta Hormuud waxay xooga saartaa xiriiro saaxiibtinimo toos ah ay la yeelato maalgashdeyaalka. Taasina waxay u horseeday inay gaarto xiriir tayo sare leh, joogta ah isla markaana aad u hufan. Sanadihii dhawaa waxaan kordhinay howlaheen xiriirka si aan kaga mid dhigno:

  • In qiimeenteena bartamaha sandka aan u weecino mid sedex biloodla’ ah.
  • Inaan abuurno hanaan wada xiriirid cusub sida; in talfoonada si joogta ah loogu shiro iyo internetka si loosameyo qiimen sedexbiloodla’ ah, maalgashi cusub iyo qorsheyaal maalgalineed oo horumarsan.
  • Soo bandhigidda video leh qaybo kala duwan, sida xogsiin casri ah oo ka timaada wada shaqaynta maamulka iyo xogsiin rasumaalka shirkada oo ka timaada howlwadeenada shirkadda.
  • In aan albaab cusub oo online ah aan u furno maalgashatada si aan u shaacino warbixino faahfaahsan oo ku saabsan xiriirada shirkadda.
  • In aan hergalino joornaal ka faalooda arimaha maalgashiga iyo maalgashatada.
  • Kobcinta teamka qaabishan xiriirinta maalgashatada si loo kordhiyo xiriirkooda iyo awooda ka warbixintooda.

Shirkadaha gacansaarka la leenahay

  • KPN
  • ZTE
  • Telesom
  • University of Hormuud
  • University of Malaya
  • SkyVision
  • Safaricom