Qiima Dhimista Gudaha

Somali » Shakhsiga » Yabooh » Qiima Dhimista Gudaha

Off -peack

Bandhig Wicitaan Gudaha

  • Wicitaan-ka xilli Howleed-ka ka dib

Shirkadda Hormuud waxay macaamiisheeda u soo bandhigtay qiimo dhimis wicitaan-ka gudaha taas oo dhan 160 daqiiqo $1 waxayna ka bilaabanaysaa 10:00 fiidnimo ilaa 08:00 subaxnimo.

$ 1

160 Local Minutes

 

Bandhigga ANFAC (1$)

Shirkadda Hormuud Telecom waxay u keentay macaamiisheeda sharafta leh adeegga Anfac oo u suurta gelinaya macaamiisha in $1-kii dollar ee kaarka ku hadalka ay u badalan karaan 70 daqiiqo oo gudaha ah  waxa aadne ku isticmaali kartaa muddo bil ah  ka dib xirmada waa dhaceeysaa.

Shuruudaha

  • Xirmadan waxaa loogu talagalay macaamiisha prepaid-ka kaliya
  • Waxaa loo isticmaali karaa wicitaanka gudaha kaliya
  • Xirmaddan looma isticmaali karo wicitaanka dibadda

 

$1

70 Daqiiqo Gudaha

      

Sida Loo codsado Xirmada

  •                  Garaac*127#
  • Dooro lambar 1
  • Kadib ka sii dooro lambar 1
  • Kadib ka sii dooro lambar 2

 

Xirmada ANFAC (5$)

Shirkadda Hormuud Telecom waxay u keentay macaamiisheeda sharafta leh adeegga Anfac oo u suurta gelinaya macaamiisha in $5-tii dollar ee kaarka ku hadalka ay u badalan karaan 500 daqiiqo oo gudaha waxa aadne ku isticmaali kartaa muddo bil ah  ka dib xirmada waa dhaceeysaa.

Shuruudaha

  • Xirmadan waxaa loogu talagalay macaamiisha prepaid-ka kaliya
  • Waxaa loo isticmaali karaa wicitaanka gudaha kaliya
  • Xirmadan looma isticmaali karo wicitaanka dibadda

 

$5

500 Daqiiqo Gudaha

 

  Sida Loo codsado Xirmada

  • Garaac*127#
    • Dooro lambar 1
    • Kadib ka sii dooro lambar 2
    • Ka dib ka sii dooro lambar 2