Xirmooyinka Internet-ka

Somali » Shakhsiga » Xirmooyin » Xirmooyinka Internet-ka

Adeegga ADSL Internet
Adeegga ADSL-ka shirkadda waa adeeg casri ah oo aad ku isticmaali karto internet aad u xawaara sareeya iyadoo la adeegsanayo telefoonka landline-ka ee aad gurigaaga ama ganacsigaada u isticmaasho. Wuxuu sidoo kale adeeggan ku suurtagelinaya inaad ku xirnaato internet-ka habeen iyo maalin, daawato TV-yada caalamka ama inaad soo dajisato xog muuqaal ama qoraal ah.

 

Faa’iidooyinka adeegga ADSL-ka Hormuud
• Xawaare wadaag (shared Bandwidth)
• Xawaare Gaar (dedicated Bandwidth)
• Internet aan kaa Go’in
• Kirada telefanka landline-ka oo bilaash ah
• Xirmooyin kala duwan oo internet ah
• Habeen iyo maalin shaqaale kuu adeega
• Laba adeegg cod iyo internet

 

Sida Loo codsado adeegga 
• Macaamilka uma baahna telefan landline cusub haduu horay u isticmaali jiray
• Balse haduusan horay u isticmaali jirin Telefan landline mid cusub ayuu u baahan yahay
• Booqo xarunta kuugu dhaw ee shirkadda hormuud buuxi foomka codsiga 24saac gudohood ayaa lagugu xirayaa adeegga landline

Xirmooyin kala duwan Ee Adeegga ADSL Internet Xirmada xadidneeyn

 

Shared bandwidth  (1:3 ratio)

Price

No. of users

Expire date

384 Kbit/s

$30

1-2

30 days

512 Kbit/s

$70

1-4

30 days

1Mbit/s

$150

1-6

30 days

Dedicated bandwidth (1:1)

Price

No. of users

Expire date

1Mbit/s

$250

1-10

30 days

2Mbit/s

$400

1-20

30 days

  

 Xirmada xadidan 

  

Package Speed

Price

Volume Data (Per GB)

No. of users

Expire date

512 Kbit/s

$5

2 GB

1-4

30 days

512 Kbit/s

$10

5 GB

1-4

45 days

512 Kbit/s

$20

12 GB

1-4

45 days

512 Kbit/s

$30

25 GB

1-4

60 days

512 Kbit/s

$50

40 GB

1-4

60 days

512 Kbit/s

$100

100 GB

1-4

90 days

512 Kbit/s

$150

160 GB

1-4

90 days

 

 

Qarashka hore 

  •  Qiimaha Modem ka: $35,
  • Qarashka Galinta : Free
  • Madaxa Landline-ka: Free 
  • Kirada : Landline-ka Free

Adeegga W-dsl Internet

Adeegga ADSL-ka shirkadda waa adeeg casri ah oo aad ku isticmaali karto internet aad u xawaara sareeya iyadoo la adeegsanayo Modemkaaga  Wadsl adiga oo ku xiraya charger-ka korontdada oo kalia –kuna isticmaal gurigaaga ama ganacsigaada.sidoo kale adeeggan wuxuu kuu suurtagelinaya inaad ku xirnaato internet-ka habeen iyo maalin, daawato TV-yada caalamka ama inaad soo dajisato xog muuqaal ama qoraal ah.

Faa’iidooyinka adeegga WADSL-ka Hormuud

  • Xawaare wadaag (shared Bandwidth)
  • Xawaare Gaar (dedicated Bandwidth)
  • Internet aan kaa Go’in
  • Xirmooyin kala duwan oo internet ah
  • Habeen iyo maalin shaqaale kuu adeega

Sida Loo codsado adeegga

  • Booqo xarunta kuugu dhaw ee shirkadda hormuud buuxi foomka codsiga Adeegga Wadsl daqiiqado gudohoodne waad ku heleeysaa service-kaaga.

Xirmooyin kala duwan Ee adeegga  W-ADSL Internet       

Package Speed

Price

Volume Data

Expire within

512Kb/s

$5

2 GB

15 Maalmood

512Kb/s

$10

5 GB

30 Maalmood

512Kb/s

$15

8 GB

30 Maalmood

512Kb/s

$20

12 GB

30 Maalmood

512Kb/s

$30

25 GB

60 Maalmood

512Kb/s

$50

40 GB

60 Maalmood

1 MBs Shared

$100

100 GB

90 Maalmood

1 MBs Shared

$150

160 GB

90 Maalmood

 

Qarashka hore 

  • Qiimaha Modem: $55

NB: Modemka soo ciladooba waxaa loogu bedelayaa macmiilka mid lasoo dayactiray hadii aan la heyna waxa uu la baxayaa 50% ka mid ah Qiimaha Modem-ka iyo weliba  isagoo reebaya kii soo ciladoobay.

Adeegga Wireless Internet (p2p)

Shirkadda isgaarsiinta Hormuud waxay bixisaa adeeg Internet wireless oo u suuragelinaya macaamiisha inay isticmaalaan internet aad u xawaarasarreeya oo ay u adeegsan karaan ganacsigooda ama shaqadooda. Adeeggan Waxaa loogu talagalay shirkadaha waaweyn sida: heyadaha, hotellada, jaamacadaha, iyo cid kasta oo  baahi u qabta internet aad u xawaara sarreeya.

Xawaaraha adeegga wireless Internet

Shirkadda isgaarsiinta Hormuud waxay bixisaa internet leh xawaare kala duwan oo ku saleysan baahida macaamiisha. Xawaaraha ugu hooseeya ee adeegga Wireless internet-ka waa 512kb/s, kan ugu sarreeyana wuxuu gaarayaa ilaa 5MB/s, waxayna isugu jiraan xawaare gaar ah (Dedicated) iyo mid wadaag ah (shared).

Faa’iidooyinka adeegga wireless Internet

  • Xawaare wadaag ah (shared Bandwidth)
  • Xawaare Gaar ah (dedicated Bandwidth)
  • Internet aan kaa Go’in
  • shaqaale heegan ah Habeen iyo maalin

Qiimayaasha Kala duwan ee wireless internet-ka

 Half Duplex

S/N

Quantity

Description

Price/MB

Discount

1

2-3 MB

Dedicated

$400

30% of the total bill

2

4-8

Dedicated

$350

30% of the total bill

3

9+

Dedicated

$300

30% of the total bill

 

Full Duplex

S/N

Quantity

Description

Price/MB

Discount

1

2-3 MB

Dedicated

$520

30% of the total bill

2

4-8

Dedicated

$455

30% of the total bill

3

9+

Dedicated

$390

30% of the total bill

 

ADEEGGA MIFI INTERNET

Adeegga Hormuud Mifi  shirkadda waa adeeg casri ah oo aad ku isticmaali karto internet aad u xawaara sareeya iyadoo la adeegsanayo qalab casri ah oo aad jeebkaaga ku sidan karto kuna isticmaali karto internet-kaaga goob waliba.

Faa’iidooyinka adeegga Hormuud Mifi

  • waa adeegg aad si fudud jeebka ugu qaadan kartid
  • Xawaare Gaar ah  (dedicated Bandwidth)
  • Internet aan kaa Go’in
  • Xirmooyin kala duwan oo internet ah
  • Habeen iyo maalin adeegg joogta ah 

Sida Loo codsado adeegga

  • Booqo xarunta kuugu dhaw ee shirkadda hormuud buuxi foomka codsiga Adeegga Mifi daqiiqado gudohoodne waad ku heleeysaa service-kaaga.

Xirmooyin kala duwan Ee adeegga Mifi Internet         
 

 

Price

Volume (GB)/ (MB)

Expire within

$1

500MB

Maalille

$3

1.5 GB

5 Maalmood

$5

2 GB

15 Maalmood

$10

5 GB

15 Maalmood

$20

13 GB

30 Maalmood

$30

20 GB

30 Maalmood

$50

35 GB

60 Maalmood

$100

90 GB

90 Maalmood

Qarashka hore 

v  Qiimaha Modem (shaashad leh): $90, with ($20) = 13GB  oo promotion ah.

v  Qiimaha Modem (shaashad la’aan): $55, with ($20) = 13GB  oo promotion ah.

Adeegga Hotspot Internet

Adeegga Hotspot waa adeeg internet aad u xawaara sareeya oo laga heli karo goobaha bulashada , hoteelada, iyo goobaha waxbarashada. Hadii aad dhex mareeyso magaalada ama aad joogto goobaha bulshada, shirkadda Hormuud waxay kuu balan qaadeysaa internet la isku haleyn karo ood ku istimcaali karo telefankaaga, kombiyutarkaaga, iyo aaladaha casriga sida Ipad-ka ama Tablet.

Faa’iidooyinka Adeegga Hotspot

ü  Waa internet aad ka heli karto meel kabaxsan gurigaaga iyo goobtaada shaqo

ü  Waa internet aan kaa go’in aadna u xawaara sareeya

ü  Xirmooyin macquul ah kuna jaan go’an baahidaada

Qiimaha adeegga $0.00256/MBs

Xirmooyin waqtiyeeysan (Time Based)

Waxaad dooran kartaa xirmooyinka hoose hadba midka baahidaada ku saleesan

Qiimaha

Waqtiga

$0.5

1saac

$1

3saac

$3

24saac

 

Sida Loo codsado adeegga

Habka isticmaal-ka (HTG-POTRAL)

• Dooro Qeeybta wireless –ka magaca HTG-POTRAL 
• Magaca : Gali lambarkaaga (61*****)
• Dooro  apply password 
• ka dib gali 4ta lambar eek u dhex jirta fariinta kuu soo dhacday  
• ka dib Dooro Sign In. 
Habka isticmaal-ka (ESS1)

• Dooro Qeeybta wireless –ka magaca (ESS1)
• Dooro“PEAP”
• ka dib Dooro “SIM”
• Ka dib Dooro “connect”