Anfac Dibadda

Somali » Shakhsiga » Xirmooyin » Anfac Dibadda

Anfac -international

Anfac dibadda

Shirkadda Hormuud Telecom waxay u keentay macaamiisheeda sharafta leh adeegga Anfac oo u suurta gelinaya macaamiisha in macaamiisha ay kaarka ku hadalka ay u badalan karaan daqiiqado dibada ah oo jaban.

Qiimaha Daqiiqadaha Sida xirmada loo dalbado
$5 30 daqiiqo dibadda
  • Garaac *127#
  • Dooro 3
  • Kasii dooro 1
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso
$10 60 daqiiqo dibadda
  • Garaac *127#
  • Dooro 3
  • Kasii dooro 3
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso
$20 120 daqiiqo dibadda
  • Garaac *127#
  • Dooro 3
  • Kasii dooro 4
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso
$50 300 daqiiqo dibadda
  • Garaac *127#
  • Dooro 3
  • Kasii dooro 5
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso