CAAWIYE

Self Care (4)

CAAWIYE (Self Care Service)

Adeegga Caawiye ee shirkadda Hormuud wuxuu kaa haqabtiraya inaad si fudud u maareso adeegyada Hormuud sida inaad ogaato biilasha, lasocoto istimaalka iternetka iyo inaad dib u soo ceshato kaar kaa qaldamay.

Sid aad u isticmaasho adeegga caawiye fadlan garaac *141# 

Adeegga Caawiye waxaad ka heli kartaa

  • Lasoco biilka potpaid-ka
  • Lasoco haraaga internetka
  • Maareynta
  • PUK
  • Iibso VIP Numbers
  • Ku shubo Kaarka MySMS
  • Kaar kaa qaldamay
  • Ka baxa