Adeegga Dhigaal

Somali » Shakhsiga » adeegyada » Value added Service » Adeegga Dhigaal

Dhigaal

Dhigaal  service

Dhigaal waa adeegga abaal marinta macaamiisha Hormuud ee prepaid-ka ah, Macaamil kastaa waxa uu uruursan karaa dhibco ku xiran isticmaalkiisa, dhibcahaasna wuxuu sarinfan karaa ugu yaraan marka ay gaaraan 50 dhibcood ugu badnaana ilaa 100,000 oo dhibcood iyo ka badan. Macaamilka hadba inta dhibcihiisu la egyihiin ayay abaalmarintiisu la ekaan doontaa. Abaalmarintuna waxay isugu jirtaa daqiiqado am kaar bilaash ah iyo hadiyada kale oo qaali ah sida kombuyutar laptob iyo waxyaaba kale.

   Isticmaalka Adeegga Dhigaal

  • Habka furashada
    Garaac *128# kadib dooro 1
  • Si aad u ogaato dhibcahaada
    Garaac *128# kadib  dooro 2
  • Si aad u sarifato dhibcahaada
    Dooro *128# kadib 3
  • Si aad u xawilato dhibcahaad
    Garaac*128# kadib dooro 4

Dhibcaha iyo Abaalmarinta

Shaxda hoose waxaa ka muuqda dhicahaada iyo waxaad ku sarifan karto. Waxaa ka mid ah daqiido, kaar, data internet, iyo hadiyada kale oo bilaash ah

Points SMS Minutes Airtime
50 50 10 $0.50
100 100 20 $1
200 200 40 $2
500 500 100 $5