W-adsl

Somali » Shakhsiga » adeegyada » Internet » W-adsl

W-adsl (1)

Adeegga W-dsl Internet

Adeegga ADSL-ka shirkadda waa adeeg casri ah oo aad ku isticmaali karto internet aad u xawaara sareeya iyadoo la adeegsanayo Modem lagu xirayo jaajar korontdada oo kalia –kuna isticmaal gurigaaga ama ganacsigaada. Sidoo kale adeeggan wuxuu kuu suurtagelinaya inaad ku xirnaato internet-ka habeen iyo maalin, daawato TV-yada caalamka ama inaad soo dajisato xog muuqaal ama qoraal ah.

Faa’iidooyinka adeegga WADSL-ka Hormuud

  • Xawaare wadaag (shared Bandwidth)
  • Xawaare Gaar (dedicated Bandwidth)
  • Internet aan kaa Go’in
  • Xirmooyin kala duwan oo internet ah
  • Habeen iyo maalin shaqaale kuu adeega

Qiimaha

Qiimaha Modem: $30 oo ay la socoto 25 GB

Xirmooyin kala duwan Ee adeegga  W-ADSL Internet     

Package Speed Price Volume Data Expire within
512Kb/s $5 2 GB 30 days
512Kb/s $10 6 GB 45 days
512Kb/s $15 10 GB 45 days
512Kb/s $20 14 GB 45 days
512Kb/s $30 25 GB 60 days
512Kb/s $50 40 GB 60 days
1 MBs Shared $100 100 GB 90 days
1 MBs Shared $150 160 GB 90 days

 

  • NB: Modemka soo ciladooba waxaa loogu bedelayaa macmiilka mid lasoo dayactiray hadii aan la heyna waxa uu la baxayaa 50% ka mid ah Qiimaha Modem-ka iyo weliba isagoo reebaya kii soo ciladoobay.