Mobile internet

Somali » Shakhsiga » adeegyada » Internet » Mobile internet

Adeegga “Mobile internet”

GSM-ka Shirkadda isgaarsiinta Hormuud wuxuu kuu ogolaanayaa in aad internet aad u xawaara sarreeya ku istcimaasho mobile-kaaga, aaladaha Ipad, ama Tablet-ka, iyo kombiyuuter-kaaga labtop-ka adigoo isticmaalaya USB Modem-ka Hormuud. Internet GSM-ka Hormuud waxaad ka heleysaa heerarka 4G ama 3G internet.

  • Adeegga 4G Internet

Adeegga 4G internet waxaad ka heleysaa internet aad u xawaara sarreya oo aad u isticmaali karto in aad lasocoto email-adaada, soo dajisato xog badan, booqato website-yada kala duwan, sameysato xiriir maqal iyo muuqaal ah (video call), kuna xirnaato shabakadaha bulshada. Adeeggan waxaa ka faa’iideysan kara macaamiisha Prepaid-ka iyo postpaid-ka.

  • Sida Evc-ga looga shubto Data-da
  • Garaac*720*lambarka*lacagta#
  • Geli 4-talamabar sirta
  • Sidakaarka ku hadalka looga shubto
  • Garaac *450#
  • dooro cadadka
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso
  • Ku shubo qiimayaasha hoose
Qiimaha $ Data -da Ku egyahay
$0.25 300 MB  24 hours
$0.5 850 MB  24 hours
$1 1.5 GB weekly
$5 9 GB  30 Maalmood
$6 Unlimitted  Usbuucle
$10 20 GB  60 Maalood
$20 Unlimitted  30 Maalmood
$30 30 GB  90 maalmood
  • Ku shubo yabooha jimcaha (friday offer)

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud waxey macaamiisheda ukeentay Yabooha jimcaha oo ay ku heli karaan qiima dhimis internet raaligaliya. Yabooha Jimacaha waxaad kaga shuban kartaa kaarkaaga ku hadalka ama Evcplus

Qiimaha Data-da Dhicitaanka
$1 2GB 30 saac
$0.5 900 MB 30 saac

 

1)  Sida Evc-ga looga shubto 

     Garaac*722*61XXXXXXX*$*

2)  Sida kaarkaaga looga shubto

      Dail *451#