Mifi plus

Somali » Shakhsiga » adeegyada » Internet » Mifi plus

ADEEGGA MIFI INTERNET

Adeegga Internet-ka (Hormuud Mifi) waa aalad Internet 4G oo aad jeebka ku qaadan karto. Waxaad ku isticmaali kartaa gurigaaga, gaarigaaga, iyo goobta ganacsiga. Adeegga Hormuud Mifi waxaad ku xiran kartaa taleefankaaga, tablet-ka, Computer-ka ama labtop-ka.

Faa’iidooyinka adeegga Hormuud Mifi

  • Batari lix saacadood ah
  • Waa 4G internet
  • Si fudu ayaad u qaadan kartaa
  • Ilaa iyo 10 qof ayaa halki mar gali karta
  • Habeen iyo maalin adeegg joogta ah
  • Internet aan kaa Go’in

Qiimaha Mifi

  • Qiimaha Mifi (shaashad leh): $55
  • Qiimaha Mifi (shaashad la’aan):$40

MIFI PREPAID BUNDLES  

Price Volume (GB) Validity
$1 2 GB  Daily
$2 5 GB 3 days
$5 10 GB weekly
$10 25 GB 15 days
$20 40 GB Monthly
$40 85 GB Monthly
$60 150 GB Monthly