Hormuud Mifi prepaid

Somali » Shakhsiga » adeegyada » Internet » Hormuud Mifi prepaid

WIFINEW

ADEEGGA MIFI INTERNET

Adeegga Internet-ka (Hormuud Mifi) waa aalad Internet 4G oo aad jeebka ku qaadan karto. Waxaad ku isticmaali kartaa gurigaaga, gaarigaaga, iyo goobta ganacsiga. Adeegga Hormuud Mifi waxaad ku xiran kartaa taleefankaaga, tablet-ka, Computer-ka ama labtop-ka.

Faa’iidooyinka adeegga Hormuud Mifi

  • Batari lix saacadood ah
  • Waa 4G internet
  • Si fudu ayaad u qaadan kartaa
  • Ilaa iyo 10 qof ayaa halki mar gali karta
  • Habeen iyo maalin adeegg joogta ah
  • Internet aan kaa Go’in

Qiimaha Mifi

  • Qiimaha Mifi (shaashad leh): $55
  • Qiimaha Mifi (shaashad la’aan): $40

MIFI BUNDLES  

Price Volume (GB)/ (MB) Validity
$1 600 MB  3 Days
$3 2 GB 15 days
$5 2.4 GB 30 days
$10 6.5 GB 30 days
$20 17 GB 45 days
$30 26 GB 60 days
$50 52 GB 60 days
 $100   90 GB 90 days

Sida loogu shubto

*721#