Yabooha Jimcaha

Somali » Ganacsiga » Yabooh » Yabooha Jimcaha

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud waxey macaamiisheda ukeentay Yabooha jimcaha oo ay ku heli karaan qiima dhimis internet raaligaliya. Yabooha Jimacaha waxaad kaga shuban kartaa kaarkaaga ku hadalka ama Evcplus.

Yabooha jimacaha wuxuu ka kooban yahay laba qayb 

1)  Xirmo $0.5 

     Data: 800 MB

2)  Xirmada $1

      Data: 2 GB

2)  Xirmada $1

      Data: 2 GB

Habka Ku shubashada

1)  Habka EVC-ga 

     Garaac *722*Tell*$*

2)  Habka Kaarka Ku hadalka

      Garaac *451#