Fariimo Anfac

Somali » Ganacsiga » Xirmooyin » Fariimo Anfac

Anfac -sms -packages

Fariimaha Anfac 

Xirmada Fariin qoraaleedka shirkadda Hormuud waxaad kula xiriiri kartaa dhamaan asxaabtaada ama qaraabadaada ee ku kala nool dalka iyo dibaddaba. Adeeggan wuxuu si gaar ah ku anfacaya markaa aad mashquul santahay ama aadan dooneyn inaad ka jawaabto wicitaanada

 

Xirmooyinka Fariimaha Anfac

 

Xirmada TIrada Farriimaha Sida loo codsado xirmada
$0.5 80 Fariin Gudaha
  • Garaac *127#
  • Dooro lambar 4
  • Hadana Kasii dooro lamabr 1
  • Ugu danbeeyn Dooro lambar 2
$1 200 Fariin Gudaha
  • Garaac *127#
  • Dooro lambar 4
  • Hadana Kasii dooro lamabr 2
  • Ugu danbeeyn Dooro lambar 2
$1 20 Fariin Dibadda
  • Garaac *127#
  • Dooro lambar 4
  • Hadana Kasii dooro lamabr 3
  • Ugu danbeeyn Dooro lambar 2