Anfac Gudaha

Somali » Ganacsiga » Xirmooyin » Anfac Gudaha

Anfac -local

Xirmada ANFAC

Shirkadda Hormuud Telecom waxay u keentay macaamiisheeda sharafta leh adeegga Anfac oo u suurta gelinaya macaamiisha in $1-kii dollar ee kaarka ku hadalka ay u badalan karaan 70 daqiiqo oo gudaha.

Shuruudaha

  • Xirmadan waxaa loogu talagalay macaamiisha prepaid-ka kaliya
  • Waxaa loo isticmaali karaa wicitaanka gudaha kaliya
  • Xirmaddan looma isticmaali karo wicitaanka dibadda

 

QIimaha Dadiiqadaha How To subscribe
$1 70 daqiiqo
  • Garaac *127#
  • Dooro 1
  • Markale door 1
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso
$5 500 daqiiqo
  • Garaac *127#
  • Dooro 1
  • Kadi kasii dooro 2
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso
$10 1000 daqiiqo
  • Garaac *127#
  • Dooro 1
  • Kasii Dooro 3
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso
$20 2000 daqiiqo
  • Garaac *127#
  • Dooro 1
  • Kasii Dooro 4
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso
$50 5000 daqiiqo
  • Garaac *127#
  • Dooro 1
  • Kasii Dooro 5
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso
$0.9 60 daqiiqo
  • Garaac *127#
  • Dooro 1
  • Kasii Dooro 6
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso