Anfac Gudaha & Dibadda

Somali » Ganacsiga » Xirmooyin » Anfac Gudaha & Dibadda

Anfac -local -international

Anfac Gudaha iyo Dibadda

Shirkadda Hormuud Telecom waxay u keentay macaamiisheeda sharafta leh adeegga Anfac oo u suurta gelinaya macaamiisha in helaan daqiiqado gudaha iyo dibada sidoo kale fariimo gudaha iyo dibada.

Shuruudaha

  • Xirmadaan waa wacitaan gudaha iyo dibadda iyo fariimo gudaha iyo dibadda ah.
  • Waxana loo isticmalai karaa gudaha iyo dibadda
  • Xirmadaan waxa loo siticmaali karaa wacitaan Gudaha iyo dibadda

 

Qiimaha Xirmada Sida Loo codsado
$5
  • 300 local MIN
  • 200 local SMS
  • 6 IN’T. MIN
  • 2 IN’T SMS
  • Garaac *127#
  • Dooro 2
  • Kasii dooro 1
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso
$10
  • 600 local MIN
  • 200 local SMS
  • 18 IN’T. MIN
  • 5 IN’T SMS
  • Garaac *127#
  • Dooro 2
  • Kasii dooro 2
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso
$20
  • 1300 local MIN
  • 200 local SMS
  • 36 IN’T. MIN
  • 10 IN’T SMS
  • Garaac *127#
  • Dooro 2
  • Kasii dooro 3
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso
$50
  • 3,500 local MIN
  • 200 local SMS
  • 90 IN’T
  • MIN
  • 10 IN’T SMS
  • Garaac *127#
  • Dooro 2
  • Kasii dooro 4
  • Dooro 2 si aad u xaqiijiso