Natiijo

My Exam

Adeegga Natiijo

Adeegga Natiijo (my exam) waa adeeg loogu talagalay in ay ka faa’iideysataan dhammaan bahda waxbarasha gaar ahaan jaamacadaha iyo iskuulada marka ay doonayaan in ay  soo saaraan natiijooyinka imtixaannada.

Sidoo kale ardaygu wuxuu awood u yeelanayaa in natiijadiisa Imtixaanka uu ka ogaanaan karo mobile-kiisa isagoo aanan bixin xoog iyo mid kharash ahba. Habka uu ku ogaanayo waa hab farriin ah isla marka la soo dhajiyo natiijada.

Faa’iidad uu u leeyahay bahda waxbarasha 

  • Qarashka oo ka yaraada marka la eego waraaqadaha faraha badan eel oo isticmaala dhajinta imtixaanaka iyo daabiciddiisaba
  • Boqolkiiba 30% faa’iidada ka soo baxda adeegga MY EXAM waxaa dib loogu celinaya bahda waxbarashadda

Habka loo Dalbado

  • Marka Hore waan in jaamacadda ama iskuulku soo gudbiyaa warqad cosdi ah
  • Waa in jaamacadda ama iskuulku saxiixaa qodobada heshiiska adeegga Natiijo
  • Waa in la buuxiyaan foomka ku diyaarsan website-ka myexam.hormuud.com
  • Ugu dambeyn waaxaa loo sameyn doonaa user iyo passward u gaar a