Mcn

Adeegga MCN (missed Call Notification)

Shirkadda isgaarsiinta Hormuud waxay u keentay macaamiisheeda adeeg ay u ku ogaan karaan qofki soo wacay markuu telefankooda dansan yahay, ama ay ka baxsan yihiin goobta adeegga. Markaad Tefookaaga dansato waxaa laguu keeydin doonaa dhammaan dadka ku soo wacay, isla marki aad talefonkaaga shidana waxaa kuu soo dhacayo fariin ogeysiis ah oo kula socod siin doonta qofki ku soo wacay iyo waqtiga uu ku soo wacay. 

Habka uu u shaqeenayo

  • Marka mashquul san tahay 
  • Markaad ka maqan tahay goobta adeegga
  • Marka taleefankaaga dansan yahay