Hotspots

Somali » Ganacsiga » adeegyada » Internet » Hotspots

Hotspots

Adeegga Hotspot internet

Waa adeeg internet xawaara sare leh oo aad ku isticmaali karto Computer, Ipad, Tablet iyo Mobile-kaaga, waxaadna ka heli kartaa goobaha bulashadu ku kulanto sida: hoteellada, goobaha waxbarashada, Suuqyada iyo Waddooyinka muhiimka ah Faa’iidooyinka.

Noocyada HTG HOTSPOT

1 - HTG Wifi

2 - ESS1

Faa’iidooyinka

  • Waa internet aad ka heli karto meel kabaxsan gurigaaga iyo goobtaada shaqo
  • Waa internet aan kaa go’in aadna u xawaara sareeya
  • Xirmooyin macquul ah kuna jaan go’an baahidaada

 Qiimaha

  • $0.00625/MB

Xirmooyinka aad heli karto Qiima adeegga hotspot

  • Si aad u doorato xirmada fadlan garaac *300#
  • Waxaad dooran kartaa xirmooyinka hoose hadba midka baahidaada ku saleesan

S/N Data (volume)                      Price
1 1Hour $0.05
2 3Hours $1
3 24 Hours $3

 

Habka isticmaal-ka  (HTG-POTRAL)

  • Dooro qeebta Wifi-ga ee mobile-ka ama laptop-ka  (HTG-POTRAL)
  • User Name: Gali taleefan number-kaaga (61*****)
  • Dooro  Reset password
  • Gali 4ta lambar ee ku jirta  fariinta kuu soo dhacday
  • Ku celi 4ta lambar markale
  • User. Name:Ka dib gali labmbarkaga
  • Password: Gali fariinta kuu soo dhacday kan  ku jira

                                                         

Habka isticmaalka (ESS1)

  • Dooro magaca qeebta wireless-ka  (ESS1)
  • Dooro “PEAP”
  •  Ka dib Dooro  “SIM”
  • Ka dib Dooro “connect”