ADSL Plus

Somali » Ganacsiga » adeegyada » Internet » ADSL Plus

ADEEGGA ADSL PLUS

Adeegga ADSL Plus Waa Adeeg  midaynaya internet-ka  iyo wicitaanka ayna ka faa’iidaysan karaan   macaamiisha isticmaala ADSL-ka ama landline-ka isla markaana leh xawaare sare iyo xirmooyin qiimo Jaban.

FAA’IDOOYINKA

  • Wicitaan iyo internet wada socda
  • Qiima jaban oo aad meel walba ku wacan karto
  • Line-to-Line waa bilaash magaalada gudaheeda
  • Waxaad u xawili kartaa haraagga mobile-ka ama line kale
  • Xirmooyin kala duwan oo ay ku midaysan yihiin Call iyo Data
  • Xawaare ka sareeya ADSL-ki hore

XIRMOOYIN-KA ADEEGGA (PACKAGES)

GARAAC 505

S/N price speed Validity minutes
1 $1 1MBs 12hours 0
2 $2 1MBs 24hours 0
3 $5 1MBs 3days 0
4 $10 1MBs 1week 0
5 $30 3MBs One month 200
6 $60 4MBs One month 400
7 $90 6MBs One month 700

 

 

HABKA ISTICMAAL-KA

Lacag ku shubashada

  • Garaac 120 kadib raac tilmaamaha

 

Iska diiwaan gelinta data packages-ka

  • Garaac 505 Ka dib kala dooro xirmooyin-ka

 

Ogow numberkaada

  • Garaac 314

            SHARCIYADDA ADEEGGA

Adeeggan wuxuu leeyahay siyaasad u gaar ah taas oo ay tahay in macmiilku ogaado 

  1. Xirmo kasta waxay leedahay valume data xadidan taas oo ka muuqata jaantuska hoose

 

S/N price FUP/month
1 $1 0
2 $2 0
3 $5 0
4 $10 0
5 $30 Unlimitted
6 $60 400 GB
7 $90 500 GB
  1. Macmiilkii dhamaysta valume-kiisii waa inuu ku shubtaa xirmo cusub