Dalmar

Somali » Ganacsiga » adeegyada » Dalmar

International -Roaming

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud waxay macaamiisha ganacsatada ah u keentay adeegga Dalmar oo ay si isku mid ah ugu isticmaali karaan SIM-kaarka hormuud dalka iyo dibadiisa iyagoo aan nambar kale u baddalanin. Markaad joogto dal shisheeye waxaad lambarkaaga Hormuud kula  soo xiriiri kartaa asxaabtaada iyo qaraabada ku nool gudaha Somalia.

Shuruudaha qaadashada SIM-kaarka Dalmar

Hadii aad dooneyso in aad adeegga Dalmar isticmaasho waxaa lagaa doonayaa shuruudaha soo socda:

  • Inaad buuxiso foomka codsiga
  • Inaad bixiso lacagta badalka Simka (sim replacement fee)
  • Inaad bixiso carbuun dhan $500 oo laguu soo celin doono (Postpaid only)

 

FAA’IDOOYINKIISA

  • Waxaad isticmaali kartaa adeegga EVCplus
  • Waxaad lacag kala bixi kartaa akoonkaaga bankiga salaam (deeqtoon)
  • Waxaad isticmaali kartaa adeegga EVCplsu
  • Waxaad kaarka ku-hadalka kaga shuban kartaa EVCplus-kaaga

QIIMAHA

  • Hadii lagu soo waco waxaa laguugu dalacayaa $0.35 daqiiqadii
  • Hadii aad wax wacdo waa $3 daqiiqadii
  • Lambarka ku soo wacaya waxaa laga jarayaa qiimaha caadiga ee gudaha
  • Hadii aad farriin dirsato waa $0.25 halkii farriin
  • Hadii farriin laguu soo dirana waa bilaash