ANFAC GUDAHA

Home » Personal » Packages » ANFAC GUDAHA

Xirmada ANFAC (5$)

Shirkadda Hormuud Telecom waxay u keentay macaamiisheeda sharafta leh adeegga Anfac oo u suurta gelinaya macaamiisha in $5-tii dollar ee kaarka ku hadalka ay u badalan karaan 500 daqiiqo oo gudaha

Shuruudaha

  • Xirmadan waxaa loogu talagalay macaamiisha prepaid-ka kaliya
  • Waxaa loo isticmaali karaa wicitaanka gudaha kaliya
  • Xirmaddan looma isticmaali karo wicitaanka dibadda

 

$5

500 Daqiiqo Gudaha

  Sida Loo codsado Xirmada

          Garaac*127#

  • Dooro lambar 1
  • Kadib ka sii dooro lambar 2
  • Ka dib ka sii dooro lambar 2

 

Xirmada ANFAC (1$)

Shirkadda Hormuud Telecom waxay u keentay macaamiisheeda sharafta leh adeegga Anfac oo u suurta gelinaya macaamiisha in $1-kii dollar ee kaarka ku hadalka ay u badalan karaan 70 daqiiqo oo gudaha.

Shuruudaha

  • Xirmadan waxaa loogu talagalay macaamiisha prepaid-ka kaliya
  • Waxaa loo isticmaali karaa wicitaanka gudaha kaliya
  • Xirmaddan looma isticmaali karo wicitaanka dibadda

 

$1

70 Daqiiqo Gudaha

      

Sida Loo codsado Xirmada

                 Garaac*127#

  • Dooro lambar 1
  • Kadib ka sii dooro lambar 1
  • Kadib ka sii dooro lambar 2